DOHA (SLpost)- Telefishanka Afka English ku hadla ee Al-jazeera oo xaruntiisu tahay magaalada Doha ee waddanka Qadar, ayaa barnaamijkiisa uu warbaahinta kaga hadlo ee LISTENING POST oo ah todobaadle ka baxa telefishankaas, ayaa lagu soo qaatay xukunka Maxkamadda gobolka Maroodijeex ku ridday Wargeysyada Haatuf iyo SomalilandTimes iyo mulkiilaha Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo tifaftiraha Wargeyska Haatuf Axmed Cali Cige.
HALKAN KA DAAWO