Marka hore dhamaan bulshada Islaamka ah gaar ahaan Bulshada Somaliland iyo Bahda Saxafadaย ย waxaan leeyahay Ramadaan Kariim, marka xiga waxaan jeclaystay in aan fikir ku darsado Maqaalka ciwaankiisa aan ku ku xusay ee Maxaynu Askari U Noqon Waynay?.
Hadaba waxa xaqiiq ah oo biyo kama dhibcaan ahย ย in Mihnada Saxafadu aanay ahayn wax dhib yar waxana saxafi noqon kara qof dulqaad iyo samir fara badan leh isla markaana ah qof kartideeda leh saxafadu waa mihnadaย ย la barto manaha wax loo dhasho lakiin hadana waxa jira wax yaabo qofku uuna saxafi ahaantiisa ka horjoog sanaaya,siiba qof ku haduu indhalayahayย ย qof dhaga la ama qof curyana midna waxaan hubnaa in anu noqon Karin saxafi.
Saxafi waxa noqon kara qof maskax ahaan caadiya jidhkiisu anay ahyn mid anku habonayn howlaha saxafada, ,asal ahaana qofka saxafiga ah iyo qofka shacabka ahi waxay ku kala duwan yihiin waa mihnada saxaafada waayo hadii la odhan lahaa saxafada waa loo dhashaa qaar badan oo dadka ahi waxay ahaan lahayeen saxufiyiinโฆ.sidaasi oo ay tahayna saxafadu waa wax la barto qofkasta oo ku hamiyaana uu ka midho dhalinkaro, lakiin saxafada anu Hada ka hadlaynaaย ย waxa laga aminay in ayna hayn sidaasi, isla markaana qofkasta uu yahay suxufi, aduun yada saxafi waxa noqda qof aqoon teda leh lamana yaqaan saxafi hebel waa rug cadaaย saxafada soo galay intaasi oo sandoodka ka hor โฆ.kalmada rugcadaa saxafadeenu waxay uu qateen khalad rugcadaa waxa weeyi qofku marka uu saxafada ku raago isla markaana khibradiisu sii korodho, oo anu noqonnin mid malintii uu saxafiga noqdayย ย halkii uu jogayย tagnaada, waxaan hubaa saxafiyiin anu uu naqaano rugcadaa in ayna ahayn rugcadaa hadii la raaco aqoon tooda saxafiย ย nimo, waayo waxaad arkaysaa saxafi ayย ย hayd in uu sii dalaco oo hoos uu soo socda taasi waxay ku tusay saa in aayna jirin wax khibrad dhinaca mihnadaย saxafinimo ahi,ย ย waxaad arkaysaa qof saxafi ah oo ku leh hebel ama saxafiyad heblaayo waa aftahan inkasta oo ay haboon tahay in uu qofka saxafiga ahi ahaado mid aftahana ahย ย ย hadana waxa la egayaa mihnada saxafinimo ee aqooneedย ย ,,,,,,,,,nin anu sxb nahay oo saxafi ah runtiina ah dadka ugu wanaagsan dhinaca saxafada dalkeena ooย ย halkanaย inagala qayb galay maqaladan (askari maxaynu uย ย noqonweyney ) oo anu kuย ย kulanay jamacada an wax ka dhigto isaga lafdiisuna dhigto a ayaanu is waraysanay, mudo is manan arag waxaanu iska waraysanay xaalada warbaahinta .dabeeto markaanu waxogay is waraysanay ayaa waxa ugu yaqaanay barigaasi xarun warbahineed oo an ka tagay ka dib waxa uu ugu yadhi sxb wadigii halkii ka tagayeย ย imaka xageed jogtaa ,dabeeto waxaan ku idhi shabakadaasi ayaan jogaa ,,,,,,,,,,saxiibkay waxa uu igu yidhi: sxb shakadaha imaka waxay noqdaan qaar reero iyo qabiil lagu dufaaco . hadal kaa sxb kay ugu yidhi runtii waa run inkasta oo ay jiraan shabakado runtii ka fogaada qabyalada hadana waxa hubaal ah in saxafadii iyo qabyaladii isku dhex mil ma,tayโฆ.waxanaay kenaysaa taasi in mid kastaaba inadeerkii on khibrad lahayn u yeedho oo ama askari ahaa ama jaadle ahadee..hadaba waxay tahay qofka suxufi markuu noqdo, marka hore nocuu doona ha ahadee,ย ย saxigu isagu maxaa uu u noqon wayay askari ,waxay tahay ayaan filayaa qofku marka uu heerkaa gadho meel uu dhigmata moyee in anu ku noqon Karin askari,albbabkii askarinimo wuu soo xadhmayaa ,albaabo kaleย ย mooye , taasinaa waxa weeyi macnaha ay leedahay saxafi oo ah in ay tahay meel sare on lahayn meel iyada ka hoosaysa.
Saxafi: C/wahaab Guled Xasan (c/cirro)
Email>halyay222@hotmail.com