Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay inuu ku xad-gudbay isla markaana uu maamulka arrimaha xisbiga ku fara-geliyey hoggaanka sare ee loo doortay hagidda siyaasadda iyo hawl-maalmeedka Xisbiga.
Guddoomiye Muuse Biixi oo u warramay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA, waxa uu ka hadlay murashaxnimadiisa madaxweyne iyo loollanka ku aaddan ololaha madaxweynaha ee Wasiirradiisu ku hurinayaan khilaafka Xisbiga Kulmiye.
HALKAN KA DHEGAYSO
SOMALILANDPOST.NET
INFO@SOMALILANDPOST.NET