Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka war-bixiyey tallaabada hoggaanka Xisbigu kaga jawaab-celinayo go’aanka ay xukuumaddu dabada ka riixayso ee lagu shaaciyey liisaska golaha dhexe iyo guddiga fulinta, waxaanu madaxweynaha ugu baaqay inaan xisbiga loo burburin khilaafka dhex yaala isaga iyo hoggaanka xisbiga.
Maxamed Kaahin waxa uu sheegay inay jiraan isku-dayo xukuumadda Siilaanyo ku doonayso inay ku xidh-xidho isaga iyo Guddoomiye Xisbiga Muuse Biixi Cabdi.
HALKAN KA DHEGAYSO