Hargeysa (SLPOST) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo)
ayaa khudbad dheer ka jeediyay furitaanta Shirweynaha saddexaad ee Xisbiga KULMIYE. Shirweynahan oo maanta si rasmiya uga furay Magaaladda Hargaysa.
Halkan Kadhageyso