Wiil 18 Jir ah oo Yaxye Cabdilaahi Yuusufย ooย maalmahan danbe warbaahinta dunida ay hadal haysay, kadib markii uu diyaarad Taayirkeeda duulimaad dheer oo khatar ah ugu safray gobol Maraykanka ka tirsan, balse ku yaala badweynta Pacific oo la yidhaahdo HAWAII, ayaa waxa waraysi laga qaado Aabihii oo ku nool Maraykanka.
Xuquuqda Sawirka Mail online
Aabahii dhalay wiilka oo lagu magacaabo Cabdilaahi Yuusuf Cabdi ayaa ka war bixiyay sida uu inankiisu ku bad-baaday iyo waxa ku kallifay inuu khatarta intaas le’eg ugu badheedho.
ย Wareeysi Xiiso Badan