Waa Hees Cusub oo la baxday DHAKA-FAAR oo ka hadlay Aafada Tahriibta ee dhalinyarada Somaliland ku habsatay. Heestan waxa Midhaheeda sameeyey Hal-abuurka da’da yar ee Mubaarik Maxamed Careef, waxa ku luuqaynaysa Ubax Daahir (Ubax-Fahmo) waxa laxanka saaray Maxamed Maxamuud Cige (Busi) iyo Miyuusikada Is-raaxsaday Subxaanyo.