Hargeysa(SLPOST)Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo maanta furay shir lagag hadlayay maamul daadajinta Madaxweyne ku xigeenka oo hadalkiisii sii wata ayaa yidhi.
“siyaasada maamul daadajinta waxa ay hortaalaa baarlamaanka marka la ansixiyo waxa uu noqon doonaa mashruuc waxayna noqondoontaa si haboon loofulin doono siyaasadii maamul daadajinta soomaaliland”