Indonisiya(Slpost)Wadanka Idonesiya ayaa lagu soo waramaa sii kordhayso tirada Dadyawga ay ku dhinta Roobabkii dabaylaha watay ee ka da,ay wadankaasi oo ilaa hada ka sii da,aaya.
Sida ay ku soo waramayaan Saraakisha dalka Indonesia ayaa sheegay in ugu yaraan 11-qof ay ku geeriyotay gobolka Babwa ee bariga dalka Indonesia maanta oo Isniin ah waxana halkaa laga soo warinayaa in ay ka da’ayaan roobab xoogan.
Afhayeen u hadlay wakaalada daweenta Musiiboyinka qaran Sotoyo Booro Nogroho ayaa sheegay in labo qof weli la la’yahay kadib daadad xoogan oo 3 kamid ah degaanada gobolkaasi ku dhuftay.
Dadaadkaasi iyo roobabka xoogan ayaa sameeyay in kabadan 50-guri kadib wixii ka danbeeyay roobab ka bilowday galinkii danbe sabtidi.
somalilandpost@live.com
Hargeysa/Office /Somaliland