DAAWO: Ujeeddada Socdaal Wefti Somaliland ahi ku Joogaan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

0

Abu Dhabi (SLpost)- Wefti Wasiirro ah oo ay Xubno ka yihiin Wasiirrada Wasaaradaha Ganacsiga iyo Duulista Hawada, ayaa maanta socdaal Shaqo ku gaadhay magaalada Abu Dhabi ee Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Somalilandpost.net