Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo shalay socdaal shaqo u baxay Dalka Itoobiya oo uu Marti-qaad Rasmi ah ka helay, ayaa maanta la kulmay Raysalwasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn,
HALKAN KA DAAWO