Hargysa (SLpost)- Taliyaha Ciidamada Badda Somaliland Admiral Axmed Aw Cisman Cabdi, ayaa Sheegay in Dawladaha Midawga Yurub ay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababarada Ciidamada Badda ee Somaliland.
Taliyuhu waxa uu sidaas ku sheegay Shirjaraaโid oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, waxaanu xusay in dawladaha ย ay ciidamadu ka joogan Badweynta Hindiya iyo Gacanka Cadmeed ee loogu talo galay la dagaalanka budhcadbadeedu ay u soo jeedsadeen sidii ay Somaliland u caawin lahaayeen.
Halkan ka dhegayso Hadalka Taliyaha
SOMALILANDPOST.NET