Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta Β ay ka baxday uuna u horeeyo Madaxweyni hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin.
Waxaan Alle marxuumadda uga baryaya inuu dambigeeda dhaafo, kana yeelo kuwa uu ku manaysto Janatul Fardaws, ehelkana waafajiyo duco iyo samir.
Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha,
Ganacsiga iyo Malgashiga