DHEGAYSO: Jamaal Cali Xuseen ku Baaqay Mudaharaadyo Xisbigoodu kaga jawaab-celinayo Tallaabada Xukuumaddu Kaga Horjoogsaday inay Booqdaan Gabiley

0

JAMAALGabiley (SLpost)- Murashaxa madaxtinimada Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, oo isaga iyo wefti uu hoggaaminayo maanta laga horjoogsaday inay ย socdaal ku tagaan gobolka Gabiley, ย ayaa sheegay inay tallaabadaas kaga jawaab-celinayaan bannaan-baxyo taageerayaasha xisbigoodu ka dhigayaan dalka, gaar ahaan gobolka Gabiley, waxaanu ku dooday in Xukuumaddu ay ku socoto dhabbadii Burburkeeda.

HALKAN KA DHEGAYSO

 

SOMALILANDPOST.NET