Maqaallo TACSI ku socota Sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka Qaranka oo Geeriyooday By ht - December 1, 2013 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Taliyaha Ciidanka Sirdoonka Qaranka Somaliland, Madaxda Waaxyaha Hogaanada Iyo Dhamaanba Hayada Sirdoonka Qaranka Somaliland Waxa Ay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Shacbiga Somaliland Gaar Ahaana Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Kornayl Cabdi Caydiid Axmed waxayna ilaahay uga baryayaan inuu janadii fardowsa ka waraabiyo qaraabadii iyo qoyskiisiina Samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin……………..Aamiin………….Aamiin