Hargeysa(SLpost) Iyadoo ay maanta ku beegneyd maalinta xuska shuhaadada SNM ayaa si wayn looga xusey magaalada hargeysa hadaba xuskaas iyo Dhageyso Nuxurka Khudbad Wasiirka Warfaafintu ka jeediyey Munaasibad lagu xusay Maalinta Shuhadada SNM .
Hoos ka dhageyso
Somalilandpost.net
Hargeysa