Salaan kaย dib,ย masuul kasta oo umad xil u qabtaa waxa uu kasbadaa sharaf haddii uu wax-qabad la taaban karo iyo taariikh kaga tago bulshada dhexdeeda, laakiin waxa karaamadiisa iyo sharaftiisa ay gooni u tilmaamnaadaan marka uu magac xumo kaga tago xilka uu umadda u hayey, walibana uu ka daba hadlo marka xilka loo dhiibtay laga qaado.
Waxaan uga socdaa, qalinkana aan u qaatay, haddallo ka soo yeedhay Gudoomiyihiiย Hore ee Degmada Alaybaday ee Xilka laga Qaaday ooย ย ilaa hadda u qaadan laโ xil ka qaadistii lagu sameeyay, isla markaana kala garana in xilkii uu hayo iyo inkale.ย Waayo, waxaad arkaysaa isagoo had iyo jeer ka hadlaya warbaahinta oo hawlihii xafiiskaย iyo arrimo aan hada isaga khusayn uu ย meelahaa kaga hadlo.
Waxaa iska caado ah inย Markaย ย Masuul, la badaloย ay afkiisa ka soo baxaaanย Waxyaabo aan looga fadhiyin oo aan munaasib ahayn.
Waxaย ayย Bulshada Reer Alaybaday ka wada dharagsantahayย Mudadii uu xilka hayay waxqabadkiisii oo ย ย bulshadu aad ayay uga dharagsantahay Qof wal ooย masuul ah oo soo maraybaย Xumihiisa, iyo Wanaagiisa.
Haddaba,ย Ex Gudoomiyihii Dauudย Xuseen Jaamacย Hore Waxaanu ku sheegaynaa Haddii cidi haddii cidi bulshada kula dhexjirtayย Muaamaraad iyo hadalo aan munaasibad ahayn, Maamul xumo, musuqmaasuqย iwmย adiga ayaa ka kow ah. Waxaana ka makhraati kacaya,ย Bulashada Reer Alaybaday waaย Bulsho taageersan Madaxdeeda iyo Dawladeeda oo ay Marwalbana la garab taagan hiil iyo hooba.
Qurba jooga Reer Alaybaday iyoย dadkooduna waa kuwaย dhisan karaย Waddo Wanaagsan awoodaana way leeyihiin,
ย Waxaanu Talo kuugu sooย jeedinaynaaaย Arimahan hoos ku qoran:-
1-ย ย ย Inaadย ka dhawarsoonaato,ย Waxyaabahaย Mustaxiilka ah ee aadย Bulshada Reer Alaybaday kula dhex wareegayso.
2-ย ย Inaadย Iska daysoย Waxka sheegaย Madaxada Qarankaย Dadkaย Maamulka maanta haya, Waayoย Shalayย ayaad xilka haysay,ย ย Barina Waadย iman kartaaa, Taariikhda ayaa idinka kala sheegi doonta adiga iyo Maamulka hadda jira mid waliba wuxuu u taray iyoย wuxuu qabtay.
Talo ku Socotoย Bulshada Reer Alaybaday : –
a) Waxaanย Bulshada waynta Reer Allaybadayย kula talin lahaa in aanay dhagaysan Daacayada Raqiiska ah eeย Ex Gudoomiyihiiย Hore kula Dhex wareegayo Degmada.
b)ย Maamulka Cusub ee Degmadana Mid baanย leeyahay,ย Faraska usha waxa loogu dhuftaa ha kasii badiyo haddii bulshada aad maamulka u tihiin ayย idinka yimaadaan dhaliilo waa toosintiina,ย ย ย Dacaayadaha Raqiiska eeย ex Gudoomiyihii hore ee Daaud Xuseen Jaamac wadana, Waxay ka dhigantahayย Riyoย hadday dub leeyihiin Dabadooda ayay ku qarin lahaayeen,ย Haduu Wax qabanayoย Ex gudoomiyihiiย ย hore Wakhtigii uuย Xilka hayay ayuu qaban lahaa.ย Haddii se aad la mid noqotaan kii hore waddadii uu maray ayaadย Mari doontaan idinkuna, dadkuna wayย kaa tashan doonaan ee ka taxaddir ayaan leenahay, dawladyadana waanu jecelnahay, Madaxda waanu jecelniย hadal qof yidhaahdaan waxbaย kama tarayo in bulshada ย lagu marin habaabiyo.
Alaaย Mahad leh
Maxamedย Haldoor