OGAYSIIS MUHIIM AH: Qurbajoogga Somaliland ee Woqooyiga America waa inay ka faaiidaystaan fursadda maalgashiga ganacsiga gaarka ah ee SBF (World Bank)

0

(Somaliland Diaspora Agency) – Hayโ€™addaย  Somaliland Business Fund ee fulinaysa mashruucaย  deeqaha maalgashiga ganacsiga Somalilandย ย  waxay ku wargelinaysaa dhammaanย  jaaliyadaha Somaliland eeย  Woqooyiga America gaar ahaan ย ย magaalooyinka Toronto iyoย  Ottawaย  ee dalka Canada iyo magaalooyinka ย Columbus, Ohio, Minneapolis iyoย  Minnesota carriga dalka Maraykankaย  inay ka soo qaybgalaan wareegga labaad (Round2) eeย  deeqaha yaryar iyo kuwa waaweyn ee maalgashig ganacsiga Somaliland.

Hayโ€™adda SBF waxay u qabanaysaa kulamo wargelineedย  jaalliyadaha Somaliland ee dhamaan magaalooyinka kor ku xusan ku dhaqan ee danaynaya inayย  ka qaybgalaan oo ay codsadaan ย deeqaha mashaariicda maalgashiga ganacsigaย  Somaliland ee wareegga labaad ee Bangiga Adduunku maalgelinayo.

Sida la ogyahay qurbajoogga Somaliland waxay ku leeyihiin doorย  firfircoon maalgashiga ganacsigguuza, dhismaha waaxda gaarka ah iyo horumarka guud ee dalka Somaliland.

Muwaadin ka fikirย  inaad codsato deeqahan maalgashi ย adigoo kaashanayaย  SBF iyo World Bank-ka ย oo aad hirgeliso ganacsiย  waxtar leh oo dalka looga baahanyahay (Innovative business idea), laguna abuuri karo fursado shaqooyin oo badan ama sii horumariso ganacsi aad hore uga abuurtayย  dalkaaga Somaliland.

Qaybaha ganacsiย  la maalgelinayo waxa ka mid ah waxsoosaarka beeraha, kalluumaysiga, beeyada, tamarta, xoolaha, waxbarashada, adeegyada bulshada iwm

Ka qaybgal kulamada wargelinta ah ee magaalooyinka kala duwan ee Woqooyiga America ka dhacayaย  sida jadwalka hoos ku qoran ay hayโ€™adda SBF u dhigtay.

Faahfaahin dheeraada ka akhrisoย ย www.somalilandbusinessfund.com

amaย www.somalilanddiaspora.org

 

Sidoo kale,ย  faahfaahinta ku saabsan qabanqaabada kulamada wargelinta ah ee SBF ku qabanayso magaalooyinka jadwalka halkan hoose ย ku xusan, waxad waxka waydiin kartaan haddii aad u baahataan, ย Sahra Hassan ย sahrao.hassan@yahoo.comย ,ย  Somalilandย  Business Fund Office,ย  Hargeisa

Please comeย ย up with innovative business idea and enter for inย investing your country of origin.

Hassan Ahmed Yusuf

Somaliland Diaspora Agency

Tel:ย ย 4081527

Email:ย ย hassanafgaab@gmail.com

Hargeisa, Somaliland

 

HALKAN KA AKHRISO ย JADLKA KULAMADA OO DHAMAYSTIRAN:

 

The World Bank Somprep II Program, and Somaliland Business Fund (SBF)

Round 2 Outreach Events in North America – Toronto, Ottawa (Canada); Columbus, Ohio and Minneapolis, Minnesota, USA

The SBF is offering a second Call for Proposals for Grant Funding:

June 21 to August 10, 2013.

Outreach events will be held as follows:

 

City

Date

venue

Times (from โ€“ to)

ย 

Toronto, Canada

ย 

Wed 5thย June

Delta Toronto East

2035 Kennedy Road, Toronto, Ontario M1T 3G2

ย 

7pm-10pm

ย 

Ottawa, Canada

ย 

Thurs 6thย June

Sheraton Ottawa Hotel

150 Albert Street, Ottawa, ON K1P 5G2

ย 

6pm-9pm

ย 

Columbus, USA

ย 

Fri. ย 7thย June

Hyatt Regency Columbus

350 North High Street

Columbus, Ohio, USA, 43215

ย 

6pm-9pm

ย 

Minneapolis, USA

ย 

Sat. 8thย June

THE MARQUETTE HOTEL

710 Marquette Avenue

Minneapolis, MN 55402-2368

ย 

12pm-3pm

 

Please pass this information to any Somaliland Diaspora (investor groups, business men/women) who are serious about investing in new and existing businesses in Somaliland. You can also go the Somaliland Business Fund website for more information,ย http://somalilandbusinessfund.com/

ย 

Your participation is highly appreciated.