Maqaallo TACSI ku Socota Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada JSL Gen. Faysal Kaamil Ciise By ht - May 7, 2013 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Dhamaan Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jsl, Iyo Maamulka,ย Masuuliyiinta, Shaqaalaha Wasaarada Madaxtooyadu,ย Waxay Tacsi U Dirayaan Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jsl General Faysal Kaamil Ciise Oo Abtigii Marxuum Cabdiraxmaan Maygaag Obsiiye, Oo Ku Geriyooday Caawa Magaalada Hargeysa Laguna Aasi-Doono Beri 10:00 Am Xabaalaha Xeedho. Waxaanay Illaahay Uga Rajaynayaan Marxuumka Inuu Naxariistii Janatu Fardawsa Ka Waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii Iyo Qoyskii Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo.