ย UGU HORAYN WAXA AAN HALKANย KA SALAAMAYAย SAXAAFADA MEELKASTA OO AY KU SUGANTAHAY.
ย HADII AAN FIKIRKAYGA U SOO ย gonda-dego;
Waxa aynu wada ognahay in xoriyatul qawlkuii saxaafadaย madaxย banan ku naalonaysay laba iyo labaatankiiย sano ee soomaaliland jirtay. In ay xukuumada maanta talada haysa ugu bedeshay dil xadhig iyo cabudhinย aan kala go.alahayn. iyada oo aynu wadaย in ay xukuumadu ย tahay tiiย kuย ololaynaysayย in badan kuna dhaliili jirtay xukuumadiiย madaxwayne daahir Riyaale kaahin in ay xoriytul qawlkii saxaafada madaxa banan ay ku tumanaso . hadaba waxa aan odhan karaaย intii uu xukumada daahir Riyaale hogaaminayay weli saxaafadu lamay kulmin mid lamid ah ka ay manta ku hayso saaxaafada xukuumada maxawyne siilanyo ee ah xadhiga dilka caga juglaynta, ย hadaba waxa aynu wada ognay oon qofna manta daah kasaarnayn in ay saxaafadu tahay takeliya ee manta aduunka kala wada haday tahay mid dumineed iyo mid dhismeba hadii aynu damoono bariga dhex wixii ka dhacayย waynu ognay in ay saxaafaduย kow ka ahayd, waxa hadaba dhaqankeena ku cusubย ooย laba iyo labaatankii ee Somaliland jirtayba aan wadankeena ย ka dhicin ย in sifihii argagixisada ama dhaqankii al.shaab in rag xukuumada ka tirsaniย intoy afkasoo duubteenย ay soo weerareen xarun kamida xarumaha saxaafada madaxa banan gaar ahaanย xarunta wargayska hubaal taasina Somaliland u may ahayn caado ee waa waxa cusub ย oo xukuumada axmed siilanyoย la kowsatay, hadaba waxa laga yaaba in ay sedex boqol ooย cajelodod ay kor u dhaafayaanย hadaldii uu madawayne daahir Riyaalekaahinย kuย eedayn jirayย ee uu lahaa Axmed siilanyo saxaafadiiย ayuu cabudhinayaa oo ku tacadiyaya ina Riyaale iyad oo aynu arkayno waxa ku dhacaya saxaafada manta,ย hadaba waxa aan leeyahayย ma waxayย doonayaan in la dhagasiiyo cajeledihii laga duubay xukumada xiligii ololaha,(waxaย lagu ducaystaa ilaahayow afka yaga iyo dhegahayagu yaanay ismaqli waayin)
ย
- Waxa aan u soo jeedinayaa xukumada hidii aanay iyadu falkan qaybย ka ahaynย waa inay cadaalada si dhakhsoย ahย u hor keentaa cida ku lugta leh falka argagixiso ย ee loo gystay wargayska Hubaal
Qalinkii: By: Khadar Jirde Axmed