Hargeysa (SLpost)- Waa Taxanaha Barnaamij loogu Wanqalay Baadi-Goob oo lagu Faaqidayo Nidaamka Sharci ee loo maray sahaminta shiidaalka Dalka oo Ka Baxay Telefishanka Madaxa Bannaan ee Bulsho TV.
Waxa soo jeedinaya Wariye Saleebaan Xaashi oo ka tirsan Bahda Telefishanka Bulsho TV.
Qaybta Koowaad
Qaybta Labaad
Qaybta Saddexaad
Qaybta Afraad