Maqaallo MEHER WACAN: Xuseen Jaamac Guudcadde iyo Farduus Maxamed Sugaal By ht - April 23, 2013 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Caydaruus Sheekh Cumar M Geedi iyo Xaaskiisa, Cabdi Cismaan Geele, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Maxamed Aaden Muxumed, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Khadar Xuseen Cali, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa Axmednuur Xuseen Faarax Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Axmed Maxamed Nuur, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Faarax Maxamed Aaden ( Bootaan ) Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Saleebaan Jaamac Maxamed, Nimco Maxamed Axmed, Seygeeda iyo Awlaadeeda, Qaali Cabdi Caalin , Seygeeda iyo Awlaadeeda, Hoodo Xuseen Axmed, Seygeeda iyo Awlaadeeda, Hibo Maxamed Faarax, Carruurteeda. Khayriya Daahir Xuseen. Dhamaan Dadkani waxay hambalyo iyo Bogaadin aan la Soo koobi Karin Hawadda u marinayaan , Xusseen Jaamac Guudcade Iyo Farduusa Maxamed Sugaal Oo meherkoodu Shallay ka dhacay Magaalada Hargeysa. Waxaanay Ugu Ducaynayaan , Ducaddii Rasuulka (CSW) بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير