Meher Wacan: Cadnaan Cabdi Xasan iyo Caasha Axmed Khamiis

0

Hambalyo-meherAabo Cabdi Xasan Caliย  (Shaadiro) iyo Hooyo Jawaahir Cabdi Cabdale iyo caruurtooda oo kala ah: Liban Cabdi Xasan, Guled Cabdi Xasan, Xamse Cabdi Xasan, Eng.Maxamed-Amin Cabdi Xasan, Bilan Cabdi Xasan, Axmed Cabdi Xasan, Cosob Cabdi Xasan, Caamir Cabdi Xasan Iyo Bahda Media-ha Madaxtooyada JSL Naasir Daahir Yusuf.

Dhamaan Dadkaasi Waxa Hambalyo Iyo Salaan U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada

Cadnaan Cabdi Xasan

Iyo Caasha Axmed Khamiis

Oo 14-03-2013 meherkoodu ka dhacay ย Hotel Maansoor ee magaaladaย  Hargaysa waxaanay leenahay noqda kuwii isku raga, ubad khayr qabaย  kala hela. Amiinโ€ฆโ€ฆ.Aaminโ€ฆโ€ฆโ€ฆAamiin