Qiimeynta Wasiiradaha Qaranka: Horumarka Dalka iyo Damanaanta Dadka โ€“ W/Q: Cabdiraxmaan Muuse – Q.2aad

0

Wasaaradda Madaxtooyadda:

Cabdiraxmaan Muuse
Cabdiraxmaan Muuse

Hordhac :

Waxa tan iyo marki lagu wareejiyayย  xilka xukuumadda ย tallada ย dalka haatan haysa socda dedaalo horumarineed oo lagu samaynayo ku waasi oo ay kamidyihiin: Dhisitaan wadooyinka waaweyn,Biriishyadda,waxbarashadda,deyrarka wasaaraddaha,Iyaduna waxa guud ahaanba la kordhiyay mushaharka ciidamada,iyoshaqaalaha dawladda,sidoo kale waxa la xadiday mushaharka,madaxweynaha,kuxigeenka,wasiiradda,agaasimeyaasha,iyo welibagoleyaasha,qaranka.

ย 

Ujeedo:

Haddii an kahadlo Ujeedada hadalkaygan ookusaabsan qiimaynta wasaaradaha dalka iyo waxqabadkooda dhabta ah waxaan maantaoo ah maalintii labaad ee qoraalkayga kahadli doonaa wasaaradda MadaxtooyaddaJamhuuriyadda somaaliland taasi ooqaranka u qaabilsan masuuliyad aad ubalaadhan taasi oo ah diyaarinta shirarka caalamka ka shaqaynta madaxtooyadda

ย Hadaba waxa beryahan danbe ama inta wasaaradani jirtey soo if baxayay eedo,iyodhaliilo is huwan ooka imanaya shacabka reer Somaliland 85% taasioo ay wax kaga sheegayaan wasiirkamadaxtooyadda Somaliland Mudane: Xirsi Cali XaajiXasan.hadaba sida ii muuqata waxajirey sanadkii 2008kii in XIRSI katirsanaanjirey Komishankii hore ee doorashooyinka Somaliland kaasi oo ahaa Gudoomiye ย Kuxgeenka KDQ Somaliland ย waxaanajirey Mar uu madaxweynihiihore ee Somaliland Mudane ย Daahir Riyaale Kaahin usoodirey warqad taasi oo uu wasiir xirsi ku gacansaydhay ama kuceliyay.

Hadaba waxa Marag madoona in wasiir Xirsiyahay Qof shakhsiyad ahaanย  Adag.

Intaaka dib MadaxweyneAxmedMaxamedMaxamuud (Siilaanyo) markii uu ahaa Gudoomiyaha Mucaaridka ee xisbiga kulmiye ee uu damacsanaa inuu noqdoMadaxweynah ahaatan uuXilkeeda hayo ayaa wuxuu Iskuguyeedhay masuuliyiin iyo salaadiin tiro badan kaasi oouu mid walbaย  kadalbaday in uuBeeshiisa (Cod)ka keeno,hadaba markii uu kuguulaystay Talada dalka ayuu qof waloo markaa wada balansanaayeenYimiday damcayna in haddiiUu CODKII keenay lasiiyo (Kharash)balaadhan ama (GuriiyoGaadhi) taasi way dhiciweyday oowaxay noqotay in Danta guud ee qaranka loo shaqeeyo iyo Dan shakhsiyaad in loo adeego taasi waxaย  marwalba is Hortaaga WasiirkaMadaxtooyadda Xirsi oo runtiina ay shaqadiisa Tahay ย kana soobaxay waajibaad kaqaran ee uu dalka u hayay.

Hadaba waxaan leeyahay waxajira labaqodob oo keenay Cabashada Guud ee xirsi in laga qaylyo waxaana kamida:

1.Waajibaadkiisa qaranoo ah inay dadku siimaraan marka ay ugalayaan madaxweyne Siilaanyo.

2.Madaxweyne siilaanyo oo ah masuul dhashay sanadku markuu ahaa 1936kii waqtigan xaadirka ahna daโ€™diisutahaytahay 77jir ย aanan awoodina in u umaalinkasta la kulmo masuuliyiin tirobadan.

Talo-Bixin:

1.Waa in guudahaanba aynu joojino aflagaadada iyohadaladda waxyeeladda ah ee aynu wax kagasheegayno wasiirka iyoMadaxweynaha qaranka.waayo waxa ka wanaagsanย  Caydaย  iyo af xumadda In talo loogu gudbiyo wixii Tilmaan ah

2.Maaha madaxweyne Mid khasa biyo Boob toona kuyimidee wuxuu Ku yimid Cod Xor ah ooXalaal.

3.Wixii dhaliilo ah eejira waa in warbaahinta lagasheega ee waxtoosina ah Cayda iyo aflagaadadu ย way ย inaga reeban tahay Maahmaah soomaaliyeed baa tidhaahda(Af-xumoColaadna waxba kaagama TartoNabadna weykaa kaxaysaa)

4.Waa in madaxweynuhu ย kahadlaa ย xaaladda Dalku kujiro iyo halka uu marayo

5.Halka somaaliya ay marayso mudane madaxweyne ย waad ย lasocotaaย  Somaliland aqoonsi raadiskeedii halkuu kudanbeeyay .

Gabo-Gabao:

Ugudanbeyntii mudane madaxweyne waxaan kugula talinayaa inaad samayso barnaamij layidhaahdo (Dadkaaga U jawaab Celi) oobishii ama labadii ama saddexdi ย bilood ba aad maalin qabato kaasi oo aad kaga xogwaramayso waxyaalaha dalka kaqabsoomay iyo waxyalaah aan idiin qabsoomin laakiin aad kuguda jirtaan ee aan wali Idiin hirgelin oo aad dadka qodob qodob ugutaabato waxqabadkaaga bini,aadamka qaarbaan warbaahinta lasocon oo maalintaa kulasoconlahaa kuuna garaabi lahaa.

Wasiirka madaxtooyadana waxaan leeyahay masuulqaran baadtahay ceeb iyo cay toona ma gaydid shaqadaadii ayaad gudanaysaa waanad kazoo baxday ilaahayna haku lagarabgalo hawsha aad wadid horumarkana halkaa kasiiwada ookordhiya si,,aad ugaadhaan ama udhamaystirtaan (bookgii idiin qornaa ee waxqabadka Kulmiye) sidaa iyo nabadeey

Lasoco wasaaradaha kaleโ€ฆ

Cabdiraxmaan Muuse Yuusuf

002522-4414124