[DAAWO] – Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo SOMALI CHANNEL la yeeshay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)

0

London (SLpost)- Akhristayaal ku soo dhawadaa Waraysi Dhinacyo badan taabanaya oo Telefishanka Somali Chanel la yeeshay Abwaanka Weyn ee Soomaaliyeed ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.

Halkan hoose ka Daawo Waraysiga ย Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame.

Somalilandpost/Office
London, UK