HAMBALYO AROOS: Maamulka iyo Hawl-wadeennada Somalilandpost, waxa ay hambalyo u dirayaan Maxamed Siciid (Xarrago) iyo Cayni Aadan oo..

0

Hambalyo AroosMaamulka iyo Hawl-wadeennada Shabakadda Wararka ee Somalilandpost, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska Tifaftiraha ย Shabadda Berberanews iyo Marwadiisa

ย Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago)

iyo ย Cayni Aadan Cali

Oo 10/01/2013 arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo qoyskii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela. Aamiinโ€ฆ………… Aamiinโ€ฆ………..Aamiin