1.Β Β Β Β Β Wasiirka Madaxtooyada JSLΒ Β Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan
2.Β Β Β Β Β Af-hayeenka Madaxtooyada JSL,Β Md.Β Axmed Saleebaan Dhuxul
3.Β Β Β Β Β Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL,Β Md. Cabdi Xasan Madar
4.Β Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne,Β Md. Cali Axmed Cali
5.Β Β Xoghaynta Labaad ee MadaxweynahaΒ Ifraax Aadan Cismaan
6.Β Β Xoghayaha Saddexaad ee MadaxweynahaΒ Md. Maxamed Warsame Xasan
7.Β Β Β Β Β Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada Β Β Β Β Β Β JSL,Β Β Md. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)
8.Β Β Β Β Β Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSLΒ Md. Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
9.Β Β Β Β Β La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee MadaxweynahaΒ Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan
10.Β Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSLΒ Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)
11.Β Β Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSLΒ Md. Abshir Xasan XaashiΒ Β
12.Β Β Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidka dadweynaha,Md. Bashiir Cabdi Xariir iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland
Waxay Hambalyo Meher Β u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL,
Mudane Cali Xuseen Nuur
iyo Marwadiisa Farax Cabdi AxmedΒ
Oo Meherkoodu ka dhacay 12/12/2012 Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Mansoor.
Waxaanay leeyihiin Noqda kuwii aqal galkoodu soo degdego ee ubad khayr-qaba kala hela. AAMIINΒ Β Β Β Β Β AAMIIN Β Β Β Β AAMIINΒ Β Β Β Β Β AAMIIN