Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee Casriga ah ee SOMTEL ayaa ku guulaysatay Abaal-marin Caalami ah kaddib markii loo aqoonsaday Shirkadda sannadkan ugu wanaagsan shirkadaha isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda ee soo kobcaya qaaradda Afrika.
Abaalmarintan oo ay bixiso hayโadda Cambridge IFA oo ka shaqeysa maamul-wanaagga adduunka, ayaa Sannadkan lagu qabtay Dalka Philippines, waxaana shirkadda uga qayb-galay qaar ka mid ah masuuliyiinteeda oo la maamuusay.
War-saxaafadeed shirkaddu ku faahfaahisay muhiimadda Abaalmarintani leedahay, ayaa u qornaa sidan:-
โWaxaan ku faraxsannahay in shirkadda Somtel ku guuleysatay “๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐๐๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐ ๐๐ฌ๐ ๐๐dh๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐ ๐๐๐๐” oo ah abaal-marin caalami ah, sannadkan ka dhacday wadanka Philippines.
Abaalmarintan oo ay bixisay hay’adda ๐๐๐ฆ๐๐ซ๐ข๐๐ ๐ ๐๐ ๐, oo ah ๐ก๐๐ฒโ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ค๐๐ง๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐.
Abaalmarintan qiimaha leh waxay aqoonsan tahay Somtel DahabPlus iyo eDahab iyo dadaalkayaga ku aaddan horumarinta adeegyada isgaadhsiinta iyo dijitaalka ah ee gobolka.
Waxay ahayd dhawaan markii shirkadda Somtel noqotay ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐ข๐ข ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ ๐ค๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐ญ๐๐ฒ ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐.
Somtel, DahabPlus, iyo eDahab waxay hoggaanka u hayaan tiknoolajiyadda iyo adeegyadda digital ka ee casriga ah kuwaas oo kor u qaadaya dhaqaalaha isla markaana kobcinaya ganacsiga gobolka.โ Sidaas ayaa lagu yidhi War-saxaafadeedka.