Hargeysa, (SLpost)-ย Guddoomiyihii Ololaha Doorashooyinka Xisbiga UCID Mr. Saleebaan Daahir Cabdilaahi (Dogox) ayaa xilkii iyo xubinimadii golaha Dhexe ee Xisbiga iska casilay maanta.
Mr. Saleebaan oo saxaafadda soo gaadhsiiyey warsaxaafadeed kooban oo uu ku socodsiiyey Guddiga Fulinta xisbiga, Xubnaha Xisbiga iyo Taageerayaashaba, waxa uu ku sheegay sidan:
โAnigoo ah Saleban Dahir Abdillahi (Dogox)ย waxaan iska casilay xubinimadii gudida Fulinta xisbiga UCIDย iyoย xubinimadii ย xisbiga UCID dhamaanteedba laga bilaabo Maanta oo ay Bishu tahay September 11, 2011.
Waxaan u mahad naqayaa dhamaan dadkii aan soo wada shaqaynay mudadii koobnayd een xisbiga ku jiray iyo wakhtigii ololaha aan ku jirnayba.โ
ย Wabilaahi Tawfiiq.
Somalilandpost.net
yaasiin_29@rocketmail.com
Hargeysa, Somaliland