Muuqaalo Drones Ah Oo laga Duubay Jabka Maleeshiyaadka Huwanta Ah Oo Maanta Soo Weeraray Ciidanka Qaranka Somaliland oo Dhirbaaxo Kulul ku dhuftay
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Cidanka Qaranka Somaliland, ayaa Duubay Gantaal laga riday oo lala beegsaday malleeshiyaadka oo ku hubaysan baabuur Tikniko ah oo la gubay.
Kaga Bogo Muuqaalka Hoose Jawaabta Ciidanka Qaranku ka bixiyey Weerarka Maleeshiyaadku ku soo qaaday Ciidanka.