Somali News “Somaliland Ciddii Burburinaysa Gacanta U Horeysa ee Qabanaysa Ayaynu Nahay” ~ Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed By ht - March 20, 2023 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram “Somaliland Ciddii Burburinaysa Gacanta U Horeysa ee Qabanaysa Ayaynu Nahay” ~ sidaa waxa yidhi Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Hadal ka jeediyey munaasibad laysku arkay oo maanta ka dhacday magaalada Hargeysa.