Somali News 21 Qof Oo loo Xidhay Inay Isku Dayeen Inay Marlabaad Isdiiwaangaliyaan iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeeray By ht - February 1, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Buro(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kormeeray goobaha diiwaangalinta ay ka socoto ee mgaalada Burco, waxaana halkaas la sheegay in lagu xidhay 21 ruux oo isku dayay inay marlabaad is diiwaangaliyaan.